Dhamaan
 Shacab weynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan gaar ahaana reer 
Somaliland shacabkeeda, Qoyskayga Qaaliga ah iyo asxaabtayda Qiimaha leh
 waxaan idin leeyahay CIID MUBARIK " Ilaahay sanadkaa Sanadkiisa nabad, 
barwaaqo, Horumar, Caafimaadsan , Cimridherer, Cilmi Baahsan Camal 
Suuban iyo hankeena iyo hiyigeena oo aynu gaadhno ayaan Inoo rajaynayaa 
Dhamaanteen....
 
Suleymaan Cabdisitaar Dubad
Hargeysa Somaliland  
cabdisitaar@hotmail.com